Roob xalay ka da’ay Garoowe kadib markuu dhamaaday shirkii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa xalay ka da’ay Roob tira badan kaas oo biyo dhigay wadooyinka Magaalada Garoowe.

Magaalada shalay waxaa ku soo dhamaaday shirkii u dhaxeeyey madaxda Dowlada iyo maamul goboleedyada kaas oo ay ka caroodeen madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo madawaynaha Galmudug Axmed ducaale Xaaf.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.