Daawo:Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo gaaray degmada Ceelwaaq

sayid

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa saaka gaaray degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyey isaga iyo masuuliyiinti la socotay

Masuuliyiin uu kamid yahay Guddoomiyaha gobolka Gedo iyo maamulka degmada Ceelwaaq ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay Madaxweynaha iyo wafdiga la socday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.