Xaaf oo khayre ka codsaday in laga qaado Cunaqabatayta

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa xalay magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre.

Kulanka khayre iyo Xaaf ayaa looga hadlay arrimaha ku aadan Khilaafka Maamulka Galmudug & dowladda dhexe iyo sidii loo xalin lahaa dhamaan waxyaabaha mad madowga ah ee labada dhinac ka dhex taagan.

Madaxwaynaha Galmudug ayaa Ra’isalwasaraha Soomaliya ka codsaday in dhaqaalihii laga joojiyey loo soo daayo .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.