Muuqaal:Wasiirka qorshaynta Somaaliya ayaa Garoowe ka furay wadatashi ku saabsan qorshaha Qaranka

wasiir

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiiradda Qorsheynta Dowlad gobaleedyada dalka ayaa maanta uga furmay Magaalada Garoowe shirka Golaha Horumarinta Qaranka (GHQ), iyada oo uu shir-guddoominiyay Wasiirka Qorsheynta Federal-ka Mudane Jamal Maxamed Xasan.

Shirka ayaa  looga hadlay natiijada ka soo baxday wareegga koowaad ee wada-tashiyada Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad, anbaqaadidda wareegga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad, Mashruuca ILED, Hannaanka u shaqeeyo xafiiska  Xafiiska NAO.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.