Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2019

No Image

Daawo:Ganacsade Axmed Cismaan ayaa iska Difaacay hadaladii kasoo yeeray Madaxtooyada Somaliland

5th April 2019 admin 0

Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa Soo Saaray Qoraal uu kaga Jawaabayo Warkii Xalay kasoo Yeeray Madaxtooyada Somaliland taas oo ay kusheegen inuu lacag kala soo […]

No Image

Daawo:Tartan lagu Xusaayo Maalinta Nabada ayaa Lagu qabtay Muqdisho

5th April 2019 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay tartanka orodka gaaban ee kaasi oo lagu xusayo maalinta horumarinta ciyaaraha iyo nabadda aduunka iyo maalinta ciyaartooday Soomaalliyeed. Tarnkaan ayaa […]

No Image

Magaalada Baardheere oo laga hirgaliyey Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

5th April 2019 admin 0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa xaafiis ka furatAy magaalada Baar-dheere ee gobolka Gedo si bulshada deegaanadaasi ku dhaqan ay u helaan adeegyada aas aasiga ah […]

yariisow

Sawiro:Gudoomiye Yariisow ayaa Gudoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir oo looga hadlay Ammaanka Caasimadda

5th April 2019 admin 0

 Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) ayaa guddoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir oo looga hadlay Qorshaha Amniga Caasimadda, Awoodsiinta Dhalinyarada […]

No Image

Booliska Soomaaliyeed oo faafaahin ka bixiyey Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho

4th April 2019 admin 0
aqalkasare

Daawo:Haweenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo is doortay ayadoon codayn dhicin

4th April 2019 admin 0

Xubnaha Haweenka ee Golaha Aqalka Sare oo ka kooban 13 ayaa doortay Gudoomiye, Labo Gudoomiye ku xigeen, Xoghaye iyo Qasnaji, doorashada Ururka Haweenka Aqalka Sare […]

qarax

Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

4th April 2019 admin 0

Qarax ayaa Muqdisho ka dhacay goordhaw , Warar horu dhac ah oo aan helnay ayaa sheegaya in uu ka dhacay agagaarka dugsiga Tababarka Booliska ee […]

bangiga

Dowlada Somaliya oo Shaacisay cida ku guulaystay Jagada Gudoomiyaha Bangiga Dhexe

4th April 2019 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Wasaaradda maaliyadda […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Habka Online-ka Ee Diiwaan-gelinta Ganacsiga

4th April 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay Habka Online-ka ee Diiwaan-gelinta Ganacsiga oo ay diyaarisay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha. […]

kasim

Daawo:Aqoon yahay Somaliyeed oo kamid noqday Councilada London

4th April 2019 admin 0

Aqoon yahan Kasim Maxamed Cali ayaa waxaa loo dooratay Councellerka Dalgarno ward oo katirsan xaafada the Royal Borough of Kensington and Chelsea oo kamida xaafadaha […]

No Image

Top News:Doorashadii Baarlamanka Jubbaland oo dib udhacday

4th April 2019 admin 0

wararka Naga Soo Gaaraya Madaxtooyada Jubbaland ayaa waxay sheegayaan inay doorashadii Barlamaanka Jubbaland ay dib udhacday arimo laxariira amniga iyo qilaaf xoogan oo kajira habka […]

ibraahim

Warbixin Kooban Safarkaygi Gobalka Gedo.Q5 W/Q Ibrahim adaan Shire

4th April 2019 admin 0

Qormadi inoo danbaysay waxaan ku sheegnay inaan ku xijin doonno adeegyada biyaha iyo korontada. Waxaan si gaar ah ugu xusayaa labadaan adeeg muhiimmadda gaarka ah ee ay […]

abiy axmed

Daawo:Abiy Axmed oo ka qayb galay xiritaankii Shirkii Xisbiga Degaanka Somalida

4th April 2019 admin 0

Ra’iisalwasaarahah dalka Itoobiya Dr. Abyi Axmed iyo wafti uu hogaaminayey ayaa shalay soo dagay garoonka diyaarahada ee caasimada deegaanka Soomaalida ee jigjiga. Ra’iisalwasaraha Itoobiya Dr. […]

qamro

Daawo:Maxkamadaha Puntland oo lagu eedeeyey inay ka qayb qaataan fasahaadka

4th April 2019 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa eedeyn u jeediyo maxkamadaha Racfaanka Puntland waxuuna sheegay inay ka qayb qaataan fasahaadka ayakoo u fududeeya […]

bayle

Sawiro:Wasiir Bayle oo ka qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Bankiga Horumarinta Islaamka

4th April 2019 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Bankiga Horumarinta Islaamka uga socda magaaladda Marrakech ee dalka […]

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes