Muuqaal:Gudoomiyaha Mursal ayaa ku dhawaaqay inuu kulankii baarlamaanka uu u baaqday korom la’aan

mursal

Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal shiikh c/raxmaan ayaa waxuu ku dhawaaqay in kulankii baarlamaanka uu u baaqday korom la’aan taasina ay ugu wacan tahay Xildhibaanadii oo Masuuliyadii ay lahaayeen aan gudan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.