Daawo:Doorashadii Xildhibaanka Wajir oo uu ku guulaystay Axmed Koloosh

wajir

Magaalada Wajir ee ismaamulka Soomalida kenya ayaa waxaa ka dhacday Doorashada Xildhibaanka u matalaya Barlamaanka Kenya Magaalada Wajir.

Doorashadaas oo ahayd mid aad u adkayd ayaa waxaa ku guulaystay kursigii Barlamaanka Kenya Mudanaha u tartamaayey Xisbiga Jubilee Axmed Koloosh kaas oo helay 11053 Cod.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.