Daawo:Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada ayaa kormeeray Matxafka iyo Tiyaatarka qaranka .

warfaa

Wasiirka shaqada iyo Arrimaha bulshada Soomaaliya Mudane saadiq Xirsi warfaa oo kormeeray goobaha uu ka socda barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud ee kala ah Golaha Murtida iyo Madadaalada iyo Tiyaatarka qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.