Daawo:Cadaalad darada Kismaayo kasocota iyo dad Shaqo Dalbaday oo aan lasiinayn

kismaayo

Gudiga shaqaalaha rayidka ah ee Axmed Madoobe soo Magacawday ayaa maalintii labaad waxay imtaxaan ka qaadeen dad soo codsaday 33 boos oo ka bannaan qaar kamid ah wasaaradaha Jubbaland.

Dadka maanta imtaxaanaadka laga qaaday ayaa u tartamaya boosas isugu jira Agaasime-waaxeedyo iyo madax-qaybeedyo.

Dadkaan imtixaanka laga qaaday ayaa ah dhalinyaro shaqo goob ah oo doonaya in si cadaalad ah wax loogu qaybiyo oo kii Imtixaanka ku guulaysto lasiiyo Boosaska Banaan, lakiin badalkeeda waxaa Boosaska Banaan lasiiyanayaa sidii horey ugu dhacday dadka taageerayaasha u ah Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.