Daawo:Madaxwayne Farmaajo ayaa Saaraakiisha Booliiska u digay Dilka Shacabka Soomaliyeed

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa kula kulmay Saraakiisha Ciidammada Booliiska, waxa uu kula dardaarmay in ay ilaaliyaan Amniga iyo Hantida Shacabka oo u sheegay Madaxweynuhu inay yihiin mudnaanta koowaad ee Dowladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.