Axmed madoobe oo Xabsiga ku guray Taagerayashii musharaxa Madaxwaynaha Jubaland Cabdifitaax

xildhibaan

Hogaamiyaha jubbaland Axmed Madobe ayaa Waxaa uu xabsiga u taxaabay dad aad u fara badan oo u diyaar garoobayey soo dhaweynta Murashaxa Madaxweyne Jubbaland Cabdifitaax Maxamed Cali oo kamida Xildhibaanada dowlada Federaalka ah ee Soomaliya kaas oo maanta la filaayo inuu tago Magaalada Kismaayo.

Hogaamiyaha Fashilmay ee Jubbaland Axmed madoobe ayaa waxuu dhibaato u gaystaa dadka ka aragtida duwan ama kasoo horjeeda xukunkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.