Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

No Image

Xukuumada Somaliland oo Sheegtay in ay Bilabayso Gurmad Dhaamis ah.

24th March 2019 admin 0
ibrahim

Daawo:Axmed Madoobe oo Horjeego Shabab ah u magacabay Gudiga Doorshada Jubbaland

23rd March 2019 admin 0

Hogaamiyaha Fashilmay ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland kuwas oo ubadan niman katirsan ururka argagixisada Shabaab iyo Daacish. […]

wasiir

Wasiiro ka tirsan Dowlada oo ka qayb galay Xuska maalinta caalamiga ah Biyaha oo lagu qabtay Muqdisho

23rd March 2019 admin 0

Munaasabadan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee biyaha adduunka oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kaladuwan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo ay soo […]

cabaas

Daawo:Askari kusugan Furinta hore ee dagaalka oo ilmihiisi gaari mariyen Axmed Madoobe Ilaaladiisa

23rd March 2019 admin 0

Askari ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Qaybta 43aad Guutada 11aad ururka 56aad Onkod ee kusugan Baarsanguuni ee jubbaland ayaa waxuu sanado badan ka cabanaayey […]

kufi

Puntland oo ka guuris ah iyo Gabar 12 Sano Jir ah oo Lagu Kufsaday Buurtinle

23rd March 2019 admin 0

Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa si joogta ah uga dhacay falal aad u xun kuwaas oo kufsi loogu gaysnayo gabdhaha yar yar waxaana […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo tacsi u diraya dhammaan Muwaadiniintii dhibaatadu kasoo gaartay falalkii argagixiso ee maanta dhacay Muqdisho.

23rd March 2019 admin 0

Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo oo tacsi u diraya dhammaan Muwaadiniintii dhibaatadu kasoo gaartay falalkii argagixiso ee maanta dhacay ayaa yiri. ”Innaa Lilaahi wa innaa ilayhi […]

farxiya

Daawo:Munaasabadii daahfurka Shirkada Daryeel oo kashaqaynaysa Bilicda Magaalada Balanbale

23rd March 2019 admin 0

Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga hirgaliyey Shirkad ka shaqaynaysa Nadaafada waxaa suurta galisay Farxiyo Jeyte “Farxiyo wadani” oo ah shaqsi si firfircoon […]

No Image

Daawo:Dowlada Somalia oo Dajisay qorshihii lagu weerari lahaa Shababab

23rd March 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Taliska Howl-galka AMISOM iyo dawladaha Soomaaliya ka […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo U Tacsiyeeyay Dadkii Soomaaliyeed Ee Ku Shahiiday Weerarkii Argagaxiso Ee Maanta

23rd March 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ku shahiiday weerarkii argagaxiso ee kooxda Arxan-laawayaasha, […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo U Tacsiyeeyay Dadkii Soomaaliyeed Ee Ku Shahiiday Weerarkii Argagaxiso Ee Maanta

23rd March 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ku shahiiday weerarkii argagaxiso ee kooxda Arxan-laawayaasha, […]

saffir

Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo Muqdisho looga yeeray arimo Laxariira Israa’iil

23rd March 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud. Mudane Axmed Ciise Cawad Wasiirka […]

ciidan

Daawo:Ciidamada Aminga oo soo afjaray weerarkii lagu qaaday wasarada shaqaalaha

23rd March 2019 admin 0
wasiirkuxigeen

Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada ayaa kamida dadka ku dhintay weerarkii ka dhacay Muqdisho

23rd March 2019 admin 0

Weerarkii Maanta rag hubeysan oo ka tirsan Kooxda Argagixisada Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weerarkaas lagu […]

xabsi

Boorama: Madax dhaqameed Ka Horyimid Xariga Masuul ka tirsan wasaaradda warfaafinta Somaliland

23rd March 2019 admin 0
Qarax

Qarax Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

23rd March 2019 admin 0

Waxaa Goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Isgoyska Jubba ee Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes