Daawo:Axmed Madoobe oo Horjeego Shabab ah u magacabay Gudiga Doorshada Jubbaland

ibrahim

Hogaamiyaha Fashilmay ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland kuwas oo ubadan niman katirsan ururka argagixisada Shabaab iyo Daacish.

Sidaad u jeedaan Muuqaalkaan waxaad arkaysaa Ibraahim Aadan Ibraahim oo kamida ahaa Argagixisada in lagu daray gudiga Axned Madobe magacowday.

1.Xamse Cabdi Barre
2.Axmed Cumar Maxamed
3.Samsam Macalin Faarax Abuukar
4.Mursal Siyaad Maxamed
5.Ibraahim Aadan Ibraahim
6.Maxamed Cusmaan Yuusuf
7.Axmed Maxamed Yuusuf

jubaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.