Safiirka Soomaaliya ee Switzerland oo Muqdisho looga yeeray arimo Laxariira Israa’iil

saffir

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud.

Mudane Axmed Ciise Cawad Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa safiirka ku wargeliyey in muddo Hal isbuuc gudaheed ah ay kusoo gasho dalka.

Mudane Axmed Ciise Cawad Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa safiirka ku wargeliyey in muddo Hal isbuuc gudaheed ah ay kusoo gasho dalka.

Qoraalka Wasiir Cawad laguma shaaacin u jeedada rasmniga ah ee loogu yeeray safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Geneva ee dalka Switzerland balse warar hoose ayaa waxay sheegayaan inay laxriirto aamuskii ay safiirka ka aamustay qaraarkii lagu cambaareeyay go’aankii Trump looga soo horjeeday ee ahaa inay Israa’iil leedahay Buuraha Golan Heights.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.