Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

No Image

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ka Hadlay Safarkii uu Kenya ku Tagey

26th March 2019 admin 0
farmaajo

Jabhadii axmed madoobe oo loo diiday inay yimaadaan Madaxtooyada

26th March 2019 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxuu kulan la qaatay Hogaamiyaha Jubbaland ee fashilmay Axmed Madoobe kaas oo ay kawada hadlayeen Sidii doorasho Wanagsan uga […]

beesha

Beesha Caalamka oo Soomaaliya ku taagertay Dib-u-hayebynta Hay’adaha Ammaanka.

26th March 2019 admin 0

Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hal-abuurka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ee dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo qorshaha Dowladda […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Qorsheynta Soomaliya oo Garoowe soo gaaray

26th March 2019 admin 0

Wasiirka Qorsheynta Soomaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo wefti uu hogaaminayo ayaa manta lagu soo dhaweeyey caasimadda Puntland ee garoowe. Weftiga wasiirka oo ay kamid yihiin […]

taat

Daawo:Askari Daryeel la’aan Isbitaal ugu jira oo codsi udirsday Dowlada iyo shacabka Somaliyeed

26th March 2019 admin 0

Dhibane katirsan xooga dalka Qeybta 43xaad guutada10aad ururka 49aad ee kusugan dagmada baardhere Oo katirsan gobolka Gedo Ahmed Abdullahi Taar ayaa dhawaac soo gaaray waxuu […]

Wasiir

Sawiro:Wasiirka Arrimaah Gudaha Soomaaliya oo gaarey Dhuusamareeb

26th March 2019 admin 0

Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowlada goboleedka Galmudug. Waxaa ku […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Hoygiisa Kula Kulmay Boqor Burhaan Boqor Muuse

26th March 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay hoygiiga ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Ra’iisul […]

xaaf

Wasiir Sabriye oo Fariin uusan jeclaynbu sida Xaaf

26th March 2019 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-heshiisinta ee Xukuumadda dalka Eng Cabdi Maxamed Sabriye ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Farmaajo Somaliya waxaa looga soo duulay dibada iyo dalka

25th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordon iyo Taliska Guud, isaga oo kulamo xog […]

idiris

Daawo:Xildhibaan Idiris oo Shaaciyey inuu Yahay Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland

25th March 2019 admin 0

Xildhibaan Idiris Cabdi oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya oo laga soo doorto Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed ayaa waxuu ku dhawaaqay […]

qamro

Daawo:Askari Kamida Ciidanka Somaliland ayaa 480 dhalo oo Khamri lagu qabtay ayaa la xumay

25th March 2019 admin 0
janan

Daawo:Doolow Wasiirka amniga Jubbaland oo Geedka Cambaha hoostiisi kulan la qaatay IOM

25th March 2019 admin 0

Wasiirka Wasaarada Amniga ee Dawlad Goboleedka Jubbaland iyo Wasiir ku xigeenka Xanaanada xoolaha Jubbaland ayaa Geedka Cambaha Hoostiisa waxay ku qaabileen wafdi ka socday Hay`adda […]

yariisow

Daawo:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarun Ka Dhagax Dhigay Degmada Warta Nabadda

25th March 2019 admin 0

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Waaxda Barwaaqo ee Degmada Warta-Nabadda. Guddoomiyaha oo munaasabadda […]

matxafka

Howlwadeennada wasaaradaha amniga iyo Arrimaha gudaha oo ka qaybgalay dhismaha madxafka Qaranka

25th March 2019 admin 0
axmed madoobe

Daawo:Qaabkii Axmed madoobe iyo Askartiisii Muqdisho loogu soo dhaweeyey

25th March 2019 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Askar badan oo lasocotay ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Hogaamiyaha Jubbaland ee ku fashilmay Hogaanka Jubbaland […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes