Daawo:Qaabkii Axmed madoobe iyo Askartiisii Muqdisho loogu soo dhaweeyey

axmed madoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Askar badan oo lasocotay ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Hogaamiyaha Jubbaland ee ku fashilmay Hogaanka Jubbaland ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyay Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay hor kacayaan Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wasiirka Amniga Mohamed Abuukar Isloow Ducaale,Wasiirka Kalluumeysiga Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame,Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane C/raxmaan Kulmiye Xirsi Xildhibaano katirsan labada Aqal iyo xubno kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.