Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta Baaqday

mursal

Maanta ayaa waxaa lagu waday in uu si rasmi ah u furmo Kal-fadhiga 5-aad kulankiisa koowaad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in kulankii Xildhibaanada oo Ajendihiisu ahaa in Warbixin looga dhageysto Guddiga dib u eegista Dastuurka  uu u baaqday kooram la’aan kadib markii Xildhibaanada ay soo xaadi waayeen kulankaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.