Top News:Warbaahinta Qaranka oo dib usocod noqotay iyo Masuuliyiin xilka waayi doona

mareeye

Warbaahinta qaranka Soomaliyeed ayaa ah warbaahinta kaliya ee u adeegta Bulshada Soomaliyeed taas oo usoo daysa warar lagu kalsoon yahay.

Warbaahinta qaranka ayaa ah mid ay ka hawl galaan shaqaalo aad ubadan oo aqoon sarre leh waxaana Sanadihii dambe warbaahinta qaranka ay heshay qalab casri ah kuwaas oo u sahlaya inay shaqadooda u gutaan sidii laga rabay lakiin badelkeeda waxay Warbaahinta qaranka noqotay mid dib u socod ah oo hawliihii qaranka u hayeen ka gaabisay.

Warbaahinta qaranka ayaa warkii wasiir Maareeye iyo Wasiirka Maaliyada aan soo dhigay websiteka iyo Youtube xili ku haboon balse badalkeeda waxay soo galiyeen markii saacada Soomaliya u ahayn Saqda dhexe ama Midnight 00:00 waana xili ay shacabka Soomliyeed ay jiifeen.

Dhanka Kale Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa dhexmara Idacada VOA oo ah idaacad gaar loo lee yahay.

Warar aan wali laxaqiijin ayaa waxay sheegayaan in Madaxda Warbaahinta qaranka qaar kamida ay dhumin doonaan Xilkooda kuwaas oo ka gaabiyey Shaqadii loo idmaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.