Madaxwayne Farmaajo wafti uu udiray Balcad oo lakulmay Saraakiisha Ciidamadii ka soo baxay difaacyada

wasiiro

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa waxuu Magaalada Balcad iyo Jowhar u diray wafti wasiiro iyo Saraakiil Ciidan isugu jira si ay usoo Ogaadaan Xaalka Ciidamo Lasheegay inay Gadood sameeyeen kadib markii Mushaar la’aan ku dhacday.

Waftigaan ayaa waxay Gaareen Degmada Balcad oo goordhow ka ambabaxay magaalada Muqdisho waxaa hogaaminayo wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale,wasiirka Warfaafinta Daahir Maxamuud Gelle iyo Abaanduulaha ciidanka xogga dalka Odawaa Yuusuf Raage.

Waftigaan Wasiirada ah ee ka ambabaxay xamer ayaa waxay wax ka oganaayaan Ciidamadaan Cabshada Sameeyey tiradooda intay tahay iyo inay ladiiwaan galiyey.

Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.