Daawo:Khayre oo si Caro leh uga Jawaabay askarta sheegtay inay mushaar qaadan

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka qeyb galay xaflad ay soo agaasimeen Maamulka Gobolka Benaadir oo lagu dardar gelinayay wada-shaqaynta Shacabka iyo Laamaha Amniga.

Ra’iisalwasaare Khayre ayaa si caro uga jawaabay Ciidamo lasheegay inaysan mushaar qaadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.