Daawo:Haweenka Gobolka Gedo oo eedeyn dusha uga tuuray Wasiirka Wasarada Haweenka Jubbaland Baaqna udiray Khayre

qamar

Ururka haweenka gobalka Gedo ayaa Eedeymo Culus Oo Isugu Jira Musuq-maasuq Iyo Ku Tagri-Fal Awoodeed Ku Eedeeyey Wasiiradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Jubaland Qamar Deeq Qaliif Oo Mudooyinkii Ugu Dambeysey ay Si Weyn Ooga Cabanayeen Haweenka Jubaland.

Haweenka Gobolka Gedo ayaa waxay sheegen inuu Ra’iisalwasaare Khayre oo dhawaan tagay magaalada kismaayo lakulmin Haweenka Jubbaland Matala balse Badelkeeda loo Keenay haween aan la aqoon waxay yihiin oo Wasiirka wasaarada Haweenka Jubbaland ay soo aruursatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.