Daawo:Kulan looga arrinsanayay Sameynta Golaha deeganka ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq

taakoy

Kulanka Aayo ka talinta iyo kawada tashiga samaynta Golaha deegaanka ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq waxaana ka soo qeyb galay Ugaas Axmed Barre Taakooy, Masuuliyiin katirsan maamulka degmadda Caabudwaaq, Odoyaasha dhaqanka ,Ururada Hooyooyinka, Ururada Dhallinyarada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada waxaana Ujeedka kulankaan uu ahaa sidii Bulshadu ay uga wada tashan lahayd samaynta Golaha deegaanka Caabudwaaq kaas oo lafilayo inuu ka hirgalo dhawaan Degmada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.