Madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda maaliyadda XFS ayaa markii 4-aad ka qaybgalay dhismaha madxafka qaranka.

matxafka

Madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda maaliyadda XFS oo markii 4-aad ka qaybgalay barnaamijka isxilqaan, waxaana maanta ay ka hawlgaleen madxafka qaranka kaas oo mudooyinkii dambe dayactir lagu sameynayey.

Madxafka qaranka waxaa horay uga qayb qaatay qaybaha kala duwan ee wasaaradaha iyo hay’adaha Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.