Daawo:Axmed madoobe oo lagu eedeyey inuu si ula kaca uga tagay Masawirka farmaajo Khayrana Madaxwayne ugu Yeeray

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi Fataax Aaqil ahna Xildhibaan ka tirsan dowlada federaalka ah soomaliya ayaa waxuu Axmed madoobe ku eedeyey inuu si bareera uga tagay Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi farmaajo Masawirkiisa.

Waxaa Kaloo Musharax cabdifitaax Axmed madoobe ku eedyey inuu Ra’iisalwasaare Khayre ugu yeeray Madaxwayaha soomaliya taas oo uudoonayey inuu Madaxda Dowlada iska horkeeno.

Musharxa ayaa ugu dambayntiii ka raali galiyey Madaxda iyo shacabka Soomaliyeed gafka uu ku kacay Hogaamiyaha fashilmay ee Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.