Daawo:Xaaf oo ka horyimid Doorashada Madaxwaynaha Galmudug

xaaf

Madaxwayanaha Galmudug Axmed Ducaale xaaf ayaa waxuu ka horyimid doorashada Madaxwaynaha Galmudug ee lafilaayo inay dhacdo Sanadkaan Gudihiisa waxuuna sheegay inuu aqoon san yahay Dastuurka Galmudug ee 2018 lagu ansixiyey dhusamreeb.

Dhanka kale Xaaf ayaa sheegay in Galmudug ay Faqriga ka baxayso oo ay isku tashanayso lagan bilaabo bisha soo socota Wasiirada iyo shaqaalaha Galmudug inay helayaan Mushaarkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.