Muuqaal:Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay 5 eedaysane oo loo haystay fal kufsi ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

puntland

Maxkamadda darajada koobaad ee Gobolka Nugaal ayaa dil toogasho ah ku xukuntay 5 nin oo ku eedaysnaa kufsi wadareed ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa sheegay inay dhamaantood qirteen ragga la xukumay dambiga loo haysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.