Culimada Somaliland Ayaa Ka Digay Faafinta Waxyaabaha Bulshada Kala Fogaynaya

shiiq saciid

Shiiq Saciid Maxamed faarax ayaa Salaadii Jimcaha Waxuu fariin udiray bulshada Soomaliyeed inay baraha Bulshada inay soo dhigaan wax kala fogaynaya Bulshada, waxaa kaloo Shiiq Saciid sheegay markaan wanaaga katagto waxa maanta nahaysta baa nagu dhacaya oo ah maciishaha oo kacda nolashoo adkaata iyo dhibaatooyin kale oo badan, Waxuuna shiiq saciid kula dardaarmay Bulshada Soomaliland inay quraan aqriska badiyaan ilaahayna loo soo noqdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.