Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

wasiir

Daawo:Gudiga Amniga Loo Xilsaaray Oo ka Warbixiyay Xaalada Deg deg ah ee Muqdisho Lagusoo Rogay.

31st March 2019 admin 0
cabdow

Sawiro:Jaaliyadda Columbus oo soo dhaweeyay Musharaxa Jubbaland Cabdi Cusman (Cabdoow)

31st March 2019 admin 0

Jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada Columbus Ohio dalka Mareykanka ayaa xaflad taageeraa u sameeyay Musharax Cabdi Cusmaan Ciise oo loo yaqaan (Cabdoow) una tartamaya qabashada madaxnimada Maamulka […]

deg

Daawo:Dad badan oo kusumoobay Boorash ay Cabeen iyo Gobolka Banadir oo Digniin kasoo saaray

31st March 2019 admin 0

Maamulka gobolaka Banaadir ayaa waxay ka hadleen dad gaaraya 35 qof oo ku sumoobay Boorash ay Cabeen. Dadkaan ayaa waxay Cabeen Boorash laga kariryey Degmooyinka […]

wasiir

Wasiiraka Arimaha Dibada oo Khudbad ka jeediyey Shir Madaxeedka Carabta ee ka furmay dalka Tunisia

31st March 2019 admin 0
deni

Daawo:Madaxwaynaha Deni oo Qaabilay Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya.

31st March 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto.

goodax

Sawiro:Wasiir Goodax oo Baydhabo kula kulmay Madaxwayne Lafta Gareen

31st March 2019 admin 0

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, halkaasoo uga […]

puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa Ansixiyey Miisaaniyadda Sagaalka Bilood ee Soo Socda.

31st March 2019 admin 0
beesha

Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa Qaraar Kasoo Saray Doorashada Galmudug iyo Jubbaland

31st March 2019 admin 0

Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa Qaraar Dheer Kasoo Saray Xaaladda Dalka Soomaaliya waxayna waqti ugu dareen hawgalka Amisom. Gollaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay ayaa […]

ibrahim

Maqaal : Doorasho qof & cod ah ma qabsoomi karta, hanaan doorasho nooce ah baala la filan kara? W/Q Ibrahim Abdishakur Mire

31st March 2019 admin 0

1. Doorasho qof & cod ah ma qabsoomi karta : Daraasadda & qiimeynta aan sameeyay kadib waxaa iiso shaac-baxday in doorasho dadweyne aaysan xiligaan saamaxeyn […]

yariisow

Daawo:Duqa Muqdisho oo Daah Furay Mashruuca Dhismaha Waddooyinka Xaafadaha

31st March 2019 admin 0

uqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daah furay mashruuca waddooyinka xaafadaha (dhagaxa inter log) oo laga hirgelinayo 17 […]

Deni

Madaxwayne deni oo Boosaaso kulan kula qaatay lamaha Amniga

31st March 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada ee Boosaaso kulan kula qaatay guddiga amniga Gobolka Bari. Madaxweyne Deni oo gaaray caasimadda […]

Dab

Sawiro dab xoogan oo ka kacay goob ganacsi oo ku taala guriceel

31st March 2019 admin 0

Wararka ka imaanaya Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay Kaalin Shidaal iyo goobo ganacsi oo ku yaala guriceel uu ka […]

yariisow

Daawo:Gudoomiye Yariisow Waxaa bilowday howlgalo lagu sugayo amniga Caasimadda

30th March 2019 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirar maalmahan ay kula […]

No Image

Daawo:Golaha wasiirada Somaliya oo shir deg dega yeeshay iyo Shabaab oo lasoo afjarayo

30th March 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoomiyay shir aan Caadi ahayn oo golaha wasiirradu ka yeesheen amniga dalka, gaar ahaan […]

shabab

Daawo:Horjooge sare oo Shabab ah iyo darwalkiisi oo iso sii dhiibay

30th March 2019 admin 0

Ibraahim Maxamed Bitow, oo ahaa horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee Gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sheegay in uu go’aansaday in uu ka soo tago Alshabaab, ka dib […]

Posts pagination

1 2 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes