Daawo:Dad badan oo kusumoobay Boorash ay Cabeen iyo Gobolka Banadir oo Digniin kasoo saaray

deg

Maamulka gobolaka Banaadir ayaa waxay ka hadleen dad gaaraya 35 qof oo ku sumoobay Boorash ay Cabeen.

Dadkaan ayaa waxay Cabeen Boorash laga kariryey Degmooyinka Waaberi iyo Kaxda ee Gobolka Banaadir, waxaana lajoojiyey boorashkii laga kirin jiray Xaafadaha Gobolka Banaadir ilaa inta laga baarayo waxa keenay dadkaan ku sumoobay Boorashka.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.