Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2019

No Image

Daawo:Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

20th February 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. […]

Goodax

Wasiirada waxbarashada Somaliya iyo Koonfur Africa ayaa kulan yeeshay 

20th February 2019 admin 0

Wasiirka waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/llaahi Goodax Barre ayaa magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa uu kulan iskaashi ah kula qaatay dhigiisa […]

No Image

Muuqaal:Booliska Kismaayo oo qalabka isgaarsiinta iyo kan miino baarista kala wareegay Amisom

20th February 2019 admin 0
No Image

Dadweynaha Magaalada Bossaso ayaa bogaadiyey howlgalada ay magaaladaasi ka wadaan ciidamada amniga

20th February 2019 admin 0
universaltv

Universal Tv Markii laga Cayrshay xafiiska Ra’iisalwasaare Khayre ayey Afxumo Bilaabeen

19th February 2019 admin 0

Telefishinka Universal Tv iyo Warbaahino kale ayaa waxaa shalay loo diiday inay Raacaan wafti Raiisalwasaare Khayre iyo Madaxwaynayaashe Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed oo dhagax dhigaayey […]

No Image

Daawo:Wefti uu Hogaaminayo Madaxwaynaha Soomalaiya oo ka Soo Degay Madaarka Xunbuli Ee Dalka Jabuuti

19th February 2019 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafti Balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa waxuu ka dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jabuuti, Madaxwyanaha Soomaliya waxaa kusoo dhaweeyey […]

No Image

War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Burundi

19th February 2019 admin 0

Kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxaxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxa uu booqasho […]

matxafka

DaawoWasarada gaashaandhiga oo ka qayb qaadatan Dhismaha Madxafka Qaranka

19th February 2019 admin 0

Hawlwadeenada iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda gaashaandhigga Soomaliya ayaa maanta ka qaybgalay barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo Madxafka iyo maktabadda Qaranka, dhismaha Madxafka iyo Maktbada qaranka […]

rashin

Muuqaal:Dadwaynaha Magaalada Baladwayne Ayaa gargaarkii Ugu Horeeyey Lasoo Gaarsiiyey

19th February 2019 admin 0
shakuur

Puntland oo Xirtay Xafiiska Xisbiga Wadajir uu ku lahaa Garoowe

19th February 2019 admin 0

Puntaland ayaa waxay xirtay Xafiiskii Xisbiga Wadajir ee Magaalada Garowe oo bil ka uu C/raxmaan Cabdi Shakuur uu ka furay Magaalada Garoowe ee xarunta maamul […]

qaad

Daawo:Khaadka Kenya ka imaanaya oo lajoojinaayo Diyaarad Khaad wada oo katimid Itoobiya

19th February 2019 admin 0

Ganacsatada Soomaaliyeed ee Khaadka ugu imaanjiray Dalka Kenya ayaa waxay sheegeen in maanta lagabilaabo ay joojiyeen Khaadka uga Yimaada kenya waxayna Kaloo sheegeen Ganacsatada Khaadka […]

uhuru

Akhriso:Kenya oo Fashil ku Yimid kadib markii loo sheegay inuusan jirin wax Shidaal ah oo lagu xaraashay London

19th February 2019 admin 0

War ay soo saartay shirkaddii sameysay sahanka shidaalka Soomaaliya ee loo yaqaano Spectrum ayaa sheegtay in shirkii London ka dhacay aan marnaba lagu xaraashin xirmooyin […]

No Image

Sawiro:Tababar muqdisho looga furay Ciidamo Booliis ah

19th February 2019 admin 0

Siminaarkan ayaa ujeedkiiisu ahaa sidii Ciidanka Boliisku u dhawri lahaa Xuquuqda Bini,aadamka Xiliyada ay ku jiraan waajibaadka Shaqo ee loo xilsaaray. Siminaarkan ayaa waxaa Casharo […]

mahad

Tacsi Tiiraanyo leh Allaha Unaxariitso Allaha Unaxariisto Mahad Xasan Diini

19th February 2019 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn madaxda, Maamulka GEDOTIMES iyo macaamiisha kuxiran warbaahinta Gedotimes dhammaanteed waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha […]

aqalka

Guddoomiyaha Aqalka sare ayaa Xariga ka jaray Xarunta Guddiga Madaxa banaan ee Hirgalinta Dastuurka

19th February 2019 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare BFS ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta gudiga Madaxa banaan ee Hirgalinta Dastuurka ka dib Munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Wasiirka […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes