Muuqaal:Madaxwayne Kuxigeenka Puntland Fariin u diray wasaradaha Puntland

karsh

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ‘’Karaash’’ ayaa manta ka qeyb galay shir looga hadlayey sidii loo dar dar galin lahaa Mashruuc Hormaarinta Degaanada Puntland ee JPLG.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.