Daawo:Wariyaasha Muqdisho ayaa Beesha Caalamka Baaq udiray kadib markii loo diiday inay raacaan Khayre

isgaarsin

Qaar kamida Wariyaasha Ka Howlgala Magaalada Muqdisho Ayaa Ka Cabanaya Tacadiyo Uu Kula Kacay Xafiiska Reysalwasaaraha Xukuumada Soomaaliya taas oo ayshegen in loo diaay inay warar kasoo duubaan dhagax dhiga Wadooyinka isku xira Afgooye, jowhar iyo Muqdisho balse badelkeeda emaailada loogu soo diray video iyo warbixin ay soo duubeen Xafiiska Ra’iisalwasaaraha soomaliya.

wariyaasha cabashada Sameynayey ayaa waxay Baaq udireen Beesha Caalamka inay aragtay sida loola dhaqmahayo waxayna kaloo sheegeen in loo soo diro xogo gaa gaaban oo ah Guulwaday siyaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.