Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

odawaa

Daawo:Xildhibaan Odawaa oo kasoo Horjeeda Horumarka dalka ayaa Codsi udirsaday Dowlada Somaliya

6th January 2019 admin 0

Xildhibaan Cabdirixmaan Xuseen Odawaa oo kamida Kooxda Damjadiid oo dalka soomaliya ugastay dib udhac iyo Burbur kuwaas oo ilaa iyo maalintii Xukunka laga tuuray Shaqaalaha […]

No Image

Wasiirka waxbarashada iyo Gudiga Horumarinta Aqalka sarre oo Kulamy

6th January 2019 admin 0

Guddiga horumarinta adeega Bulshada,arrimaha bini-aadanimada,warfaafinta iyo dhaqanka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi […]

No Image

Gadiidlayda Magaalada Kismaayo oo cabanaya wado xumo kajirta Kismaayo

6th January 2019 admin 0

Wadayaasha gaadiidka ayaa waxay sheegeen inay dhibaato ku qabaan Mashquulka ama Jaamka ka jira wadada halbowlaha u ah magaalada Kismaayo taas oo keentay ciriiri badan […]

diyarad

Daawo:Garoonka Diyaradaha Buulebarde oo Isxalqilaan Lagu dhisaayo

6th January 2019 admin 0

Maamulka iyo Shacabka Magaalada Buulo Barde oo kaashanaya Ciidamada Dalka Jabuuti ee kusugan Gobolka Hiiraan ayaa waxay bilaabeen dhismaha Garoonka Diyaradaha Magaalada Buulebarde oo lagu […]

muusa

Daawo:Gudida Beelaha Garxajis oo Eedo Kala Duwan Dusha u Saaray Madaxwayne Biixi

6th January 2019 admin 0
Amisom

Saraakiil ka tirsan AMISOM oo abaalmarin la guddoonsiiyay

6th January 2019 admin 0

Munaasabadan abaal marint alagu guddoonsiinayaya saraakiisha Booliska AMISOM gaar ahaan kuwoodi ka socday dalka Nigeria ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,tasi oo ay ka qeybgalayay mas’uuliyiin […]

yusuf

Taliyaha Qeybta 21 Ee Xooga dalka Oo maanta si Rasmi ah ula wareegay Xilka

6th January 2019 admin 0

Taliyaha cusub ee qeybta 21aad ee ciidanka xooga dalka Soomaliyeed Sareeyo Guuto Yuusuf Maxamed Cabdiqaadir “”Yusuf Kaanti” ayaa waxaa uu si rasmi ah ula wareegay […]

cali

Muuqaal:Musharax madexweyne Cali ciise cabdi Ayaa la kulmay Qaar ka mid Barlamaanka Putland

6th January 2019 admin 0
No Image

Taliyaha qaybta 60-aad ee xoogga dalka ayaa xilkiisa la wareegay

5th January 2019 admin 0

Taliyaha qeybta 60aad ee ciidanka xooga dalka General Cabdirixmaan Cismaan Tima cade ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib munaasabad lagu qabtay Magaalada Baydhabo […]

fartaag

Daawo:Senator Fartaag “Nicholas Haysom lagamanicin Somaliya ee waxaa laganacay Villa Somaliya.

5th January 2019 admin 1

Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo kamida Aqalka Sarre ee soomaliya iyo Xisbiga Qarandumis ee xasan shiiq Gudoomiyaha u yahay ayaa mar uu maanta ka […]

xasan

Daawo:Xasan Shiiq oo ka Xishoon waayey Shacabka Soomaliyeed

5th January 2019 admin 0

Madaxwaynaha Hore Soomaliya Xasan Shiiq Xasan oo Ummada Soomaliyeed kasoo kabanayso dhaawici uu ugaystay ayaa waxuu markale doonayaa in Gabre iyo kooxdiisa dalka dib ugu […]

markab

Daawo:Ra’iisul wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Dekadda Muqdisho

5th January 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho si uu ugu kuur galo habsami u […]

rashin

Jigjiga : Deeq Raashin ah oo La Gaadhsiiyay Qoysas Barakacayaal ah

5th January 2019 admin 0
muusa

Madaxwayne Biixi oo Lagu Edeeyay In uu Kala Qaybinayo Beelihii Ku Shirayey Buurta Gacan Libaax.

5th January 2019 admin 0
yuusf

Bogaadin iyo Taageero Shirka Midnimada iyo Dib u Heshiisiinta Garbahaaray

5th January 2019 admin 0

Aniga oo ku hadlaya magaca xubnaha dhaqdhaqaaqa RJA iyo magacayga waxaan bogaadinayaa shirka dib u heshiisiinta beelaha Somaliyeed ee walaalaha ah uga socda magaalada Garbaharey […]

Posts pagination

« 1 … 22 23 24 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes