Taliyaha Qeybta 21 Ee Xooga dalka Oo maanta si Rasmi ah ula wareegay Xilka

yusuf

Taliyaha cusub ee qeybta 21aad ee ciidanka xooga dalka Soomaliyeed Sareeyo Guuto Yuusuf Maxamed Cabdiqaadir “”Yusuf Kaanti” ayaa waxaa uu si rasmi ah ula wareegay xilka Qaybta 21aad ee Ciianka Xooga dalka Soomaliyeed, Munaasabdii xilwareejinta ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Saraakiisha, saraakiil xigeenada Dabalayda iyo qaybaha kala duwan ee Qaybta 21aad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.