Daawo:Garoonka Diyaradaha Buulebarde oo Isxalqilaan Lagu dhisaayo

diyarad

Maamulka iyo Shacabka Magaalada Buulo Barde oo kaashanaya Ciidamada Dalka Jabuuti ee kusugan Gobolka Hiiraan ayaa waxay bilaabeen dhismaha Garoonka Diyaradaha Magaalada Buulebarde oo lagu dhisaayo olalaha isxilqaan.

Maamulka Buulobarde ayaa waxay kasocdeen Maamulka Hirshabeele iyo dowlada Federaalka ah inay ka qayb qaataan dhismaha Garoonka diyaradaha kaas oo Baahi wayn loo qabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.