Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2019

No Image

Daawo:Beesha Mataan Cabdule oo ka hortimid Booqashadii Madaxwaynaha Hirshabeele

8th January 2019 admin 0

Shir ay Isugu Yimaadeen Qaar ka mid Ah Beelaha Dega Xamar iyo Xamardaye Ayaa Cambareeyey Boqoshadii Madaxweynaha Hirshabale Uu Ku yimid Deganada Cisaley,ceelmaan, Dhilmaayoole iyo […]

bayle

Daawo:Wasiir Bayle ayaa kormeerey Dekada iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

8th January 2019 admin 0

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda FS oo kormeeray Kastamyada canshuuraha ee Dekadda iyo Airport-ka magaalada Muqdisho, waxaana uu hawlwadeennada ku dhiiri galiyey ilaalinta hantida danta guud, Wasiirka […]

No Image

Ra’iisalwasaare Kheyre oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Puntland

8th January 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobaleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Dani. “Waxaan u […]

yusuf

Caabudwaaq:Taliyaha cusub ee Qaybta 21aad ayaa Booqday Xeryaha Ciimada

8th January 2019 admin 0

Taliyaha cusub ee Qaybta 21aad Sareeyo Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir (KAANTI) oo booqashadiisii koowad kumarayay Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxuu soo Booqday Xerada 44aad […]

puntland

Daawo:Sida ay Shacabka Puntland u Arkaan Madaxda Cusub ee La Doortay.

8th January 2019 admin 0
No Image

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray madaxda cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland

8th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed […]

karsh

Karaash oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland

8th January 2019 admin 0

Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa waxaa xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ku guuleystay Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo helay 47  Cod halka Musharaxa kale uu […]

gaas

Akhriso:Madaxwaynaha Cusub Puntland oo Xanibaad Dulsaaray Gaas

8th January 2019 admin 0

Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray amarkii ugu horeeyay kaas oo lagu joojiyay in lacag laga saaro […]

deni

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo Hambalyo udiray Madaxwaynaha Cusub ee Puntland

8th January 2019 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Soomaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni. Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi Maxamed warsame […]

gulled

Ra’iisalwasaare ku Xigeenka Dalka oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland

8th January 2019 admin 0

Ra’iisalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Puntland Muddane Siciid Cabdullahi […]

deni

Daawo:Balanqaadkii uusameeyey Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni

8th January 2019 admin 0

Madaxwaynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Barlmaanka Puntland ka hor aqriyey Siyaasadiisa haduu ku guulaysto Doorashada Madaxwaynaha Puntland waxuuna […]

deni

Deni oo loo doortay Madaxweyne Cusub ee Puntland

8th January 2019 admin 0

Doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland oo ay Maanta ku tartameen 21 Musharax waxaana Wareega Saddexaad ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Cabdullaahi Deni […]

puntland

Toos u daawo Doorashada Madaxwaynha Puntland

8th January 2019 admin 0

LIVE Waxaa Hada kasocota Xarunta Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Doorashadii Madaxwaynaha Puntland ee Shanta sano ee Soo socota.

No Image

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah kooxaha fanka

8th January 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la yeeshay qaar kamid ah kooxaha fanka ayaa ku boorriyay in ay ka qeyb qaataan […]

wsiir

Wasiirka Amniga ayaa ka qayb galay soo dhaweyntii Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir

8th January 2019 admin 0

Xubno katirsan labada Gole ee Dowlada Siyaasiyiin iyo Odayaasha dhaqanka oo ka qeyb galay soo dhaweyn loo sameeyay Duqii hore ee Muqdisho Cali Ugaas Cabdulle […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes