Madaxwaynaha Soomaliya ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah kooxaha fanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la yeeshay qaar kamid ah kooxaha fanka ayaa ku boorriyay in ay ka qeyb qaataan wacyigelinta bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.