Dhageyso:Axmed Madoobe oo Xaruntii dadka walaan ee Kismaayo Boobay

xabeeb

Magaalada kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa waxaa kajira dhibaato tiro badan oo lagu hayo Shacbka Soomaliyeed waxaan kamida Masaafurin loo Gaysto waxgaradka, Siyaasiyiinta, Dhalinyarada, wariyaasho iyo Dumarka, Waxaa kaloo Boob iyo Dhac loogaystaa Hantida shacabka Somaliyeed ee Kusugan Magalada Kismaayo waxaana dhibkaas ka masuula Axmed Madoobe.

Dr Xabiib oo la hadlay saxaafada Ayaa waxuu ka hadlay dhibka loogaystay xarunta Dhimirka Magaalada kismaayo taas oo dad xanuun Sanaa oo kusugnaa Xarunta lawaayey Meel ay ka baxeen kadib markii la weerary .

Dr Xabeeb ayaa waxuu kaloo sheegay inuu Kismaayo u yimid Amaanka iyo Cadaalada kajirta awgeed Balse uusan filaynan waxaan iyo wax lamida in loo gaysnayo Xarunta Dhimirka ee dadka xanuun san lagu daaweeynaayey.

Qaylo dhaantaan ka timid Dr Xabiib ayaa waxaay lamid tihiin tii shacabka Jubbaland kasoo yeeraysay Lakiin Dr Xabeeb ayaa waxuu ilaaway inaan Kismaayo cadaalad oolin waana tan kaliftay shacabkii Jubbaland ka horyimaadeen Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe kadib markuu hantidoodii Dhacay Shacbkiina ka dhigay Mid lamasaafuriyo iyo mid ladilo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.