Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo kumanan Kun shacaba kula Kulmay Garoonka diyaaradaha Garoowe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka dagay garoonka Janaraal Maxamed Abshir ee magaalada Garowe.
Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriayadda Federaalka Soomaaliya waxaa goroonka Magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madax kala duwan.

Madaxwaynae Farmaajo ayaa bananka garoonka diyaradaha Garoowe kula kulamy dad aad utiro badan oo saacado badan uataagaanaa argtidiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.