Daawo:Madaxwayne Farmaajo looma baahna Mucaarad Shisheeyo kalkaal ah

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa waxuu ka hadlay Munaasabadi I caleemo saarka Madaxwaynaha Puntland saciid Maxamed Cabdulaahi Deni asagoo shacabka iyo Maamulka Puntland uga mahadceliyey sida wanagsan ee qabteen doorashadii Madaxwaynaha ee ka dhacaday Puntland, waxaa kaloo Madaxwayne farmaajo uga mahadceliyey sida wanagsan ee loogu soo dhaweeyey Garoowe asaga iyo waftigiisa.

Ugu dambayntii Madaxwayne farmaajo ayaa ku baaqay in lays cafiyo asaguna cafiyey cidkasta waxaana kaloo sheegay in mucaard loo baahan yahay lakiin looma baahan mucaarad shisheeyo kalkaal ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.