Daawo:Dhalinyaro Muuse Biixi ka Dalbaday in Xoriyadoodii loo soo celiyo Culumo iyo dhalinyaro Buux dhaafiyey Xabsiyada

muusa

Dhalinyaro tiro Badan oo shir kuqabatay Magaalada Hargaysa ayaa Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi ka Dalbaday in Xoriyadoodii loo soo celiyo Culumo iyo dhalinyaro Buux dhaafiyey Xabsiyada Soomaliland kuwaas oo si aan waafaqsanayn sharciga loo xiray ayakoo wax dambe ah galin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.