Daawo:Madaxwayne Waare ayaa eed dusha uga tuuray Siyaasiyiin iyo Ganacsato Colaado Hurinaya

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Awaare oo dib ugu soo laabatay Magaalada Jowhar ayaa ku eedeeyay Siyaasiyiin Ganacsato iyo Waxgarad kasoo Jeeda Hirshabelle iney qeyb ka hurinayaan Dagaal beeleedyada kataagan Deegaanada Hirshabelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.