Daawo:Yuusuf Dabageed oo ka hadlay Maxaabiis ka Baxsaday Xabsiga Magaaladda Baladwayne

dabageed

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Dabageed ayaa waxuu ka hadlay Maxaabiis ka fakatay Xabsiga wayn ee Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, Yuusuf dabageed ayaana sheegin tirade maxaabuusta fakatay iyo meesha ay u fakadeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.