Daawo:Axmed madoobe oo raba inuu jeeb baarto Haweenka dhooblay ayaa yiri 1987 ayaan rabay in dhooblay degmo noqoto

madoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ee ku fashilmay Hogaanka Jubbaland ayaa waxuu kusugnaa maamlmihii lasoo dhaafay Magaalada dhoobley halkaas oo u tagay sidii uu uga dhaadhicin lahaa Bulshada Dhoobley inay garab siiyaan.

Axmed Madoobe asagoo Lixdii sano ee lasoo dhaafay waxna ka qaban Baahiyaha kajira Magalada Dhoobley sida Caafimaadka, waxbarshada, iyo biyaha ayuu waxuu ku dhahay Haween uu kulan qaatay si uu dhaqaalo uga helo “waxaan isku daayey 1987 in dhooblay Degmo naqoto lakiin meelaha ugu horeeyo ee degmo noqonaysa waa dhoobley iyo Buurdhuubo””

Waxaa xusid Mudan Axmed madoobe 1987 dalka Soomaliya Maba Joogin waxuuna kusugnaa Deegaanka Soomalida ee Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.