Daawo:Maamulka Maktabada Garbahaaray oo 100 Buug ugu deeqay Maktabada Afmadow

garbaharay

Maamulka Guud ee Maktabada Garbahaarey ayaa Maanta 100 Buug ugu deeqay Maktabada Magaalada Afmadow ee Gobalka Jubbada hoose iyadoona uu ka gudoomayay Agaasimeaha Guud ee wasaarada Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi oo maanta sido kale lagudoonsiyay Shahaado Sharaf uu ku mutaystay Howsha Uu hayo Bulshada Juubaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.