Taliska Booliska Hirshabeele Oo Soo Bandhigay dambiyadii dhacay Sanadkii 2018-Ka.

hirsh

Taliyaha Booliiska Hirshabeele Kornayl Isaaq Cali Cabdule ayaa waxuu ka hadlay dambiyada kadhacay Hirshabeele ee Soo gaaray saldhigyada Boliiska Hirshabeele ee kala duwan waxaana uu sheegay 3846 dambe inay ka dhaceen Hirshabeele kuwaas oo isugu dil, Dhaawac iyo kuwa kale oo kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.