Sawiro:Maamulka Maktabadda Guud ee Garbahaarey ayaa Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Agaasime Abdirahman HajiAbdi

garbaaharay

Maamulka Maktabadda Guud ee Garbahaarrey ayaa soo Qaban-qaabiyey Munaasabad lagu gudoonsiinayey Shahaado Sharaf Mudane Agaasime Abdirahman HajiAbdi, taas oo ku mutay dadaalkii muga lahaa ee uu ka qaatay yagleelida Maktabadda.

Sidoo kale Masuulinta Maktabadda ayaa gudoonsiiyey Agaasimaha 100 Buug oo horaan ay Maktabadda Garbahaarrey ugu deeqday Maktabadda Af-madow, Waxaana goobta ka jeediyey khudbado Maamulka Maktabadda, Agaasimaha iyo Marti Sharaf.
garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.