Daawo:Bulshada Garbahaaray ayaa Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland dhaliil Dusha ugu Tuuray

sayid

Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay Shir wayn oo ay isugu yimaadeen qaybaha Bulashada ee kala duwan kaas oo kadhacay Guriga Shirarka ee Midnimo, Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay arimaha kajira Jubbaland sida doorashada Xildhibaanada iyo sidii Axmed madoobe laysu dhaafin lahaa.

Dhan kale shirkaan waxaa dhaliil iyo cambaareyn loo soo jeediyey Madaxwayne kuxigeenka kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid aadan isagoo lagu dhaliilay waxqabad xumadiisa iyo sidii looga sugaayey Horumar iyo isbadal Wuxuu noola yimd isagoo Wato 11 Askari oo Unug Ciidan ah taasina ma ahan waxii aan kasugaynay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.