Booliska Soomaliya ayaa Xabsiga u dhaahdiciyey askari baad ka qaadanayey Qof shacab

Booliska Soomaliya ayaa sheegay in laxiray Askarigii laga Duubay Muuqalka isaga oo Lacag Baad ah weydiisanaya mid kamid Darawalada Gaadidka Magaalada Muqdisho, askarigaan oo ka tirsanaa Ciidamada wadooyinka ama Taraafikada ayaa waxuu si bareer ah oo Bulshada dhexdeeda ah waxuu lacag kaqaatay darawal kamida kuwa kaxamaasha Magaalada Muqdisho.

Xarigaan loo gaystay askarigaan Baadaayey shacabka Muqdisho ayaa waxaa soo dhaweeyey shacabka Magaalada muqdisho iyo madaxda Dowlada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.