Daawo:Wasiirka Diinta Galmudug oo kadigay ciidamo kayimid Guriceel oo duulan ku ah Xeraale

xeraale

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Aw-qaafta Galmudug Shiikh Mursal Abdaraxman oo ka hadlay kulan Maanta waxgaradka Magaalada Xeraale ay isugu yimaadeen ayaa ka digay ciidamo uu sheegay inay ka yimaadeen Guriceel oo amni darro ka wada deegaano ka tirsan Degaanka Xeraale.

Waxuuna Baaq udiray dowlada federaalka ah inay wax kaqabto ciidamadaan guriceel kasoo duulay waxaa kaloo diginin udiray madaxda Galmudug ee ku sugan dhuusamreeb inay joojiyaan dhibka ay wadaan ayakoo markii dagaalo dhaco iska dhigaya dad wanaag doona oo oaranaya dagaalka joojiya waana munaafaqnimo ayuu yiyi Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Galmudug Shiikh Mursal Abdaraxman.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.